TOOS U DHAGEYSO:- Shirjaraaid Garoowe Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ee Puntland

0

Gudiga Gobolka Ngaal Cumar Cabdulaahi Faraxweyne oo Maanta Shir jaraaid Ku Qabtay Magaalada Garoowe Soo Bandhigay Qodob Dhowr ah oo ay Soo Saareeen Gudiga Amniga Gobolka Nugaal Kaas oo Shir Ku Yeeshay Garoowe Maalmihii aynu Soo Dhaafnay .

Cumar Cabdulaahi Faraxweyne ayaa Sheegay inay Ka Hortagayana Wax Kasta oo Amniga,Horumarinta Gobolka iyo Iyo Dilaya Isagoo SHeegay Inay Tilaabo ka Qaadi Doonaan Cidii Jeexday Dhulka ayraboorka Garoowe oo Dhawaan Dhulkiisa La Cabirtay iyo Cagaftii Cabarkaas sameysay.

Gudoomiyaha oo Su.aalo Arimahas ku saabsan ka Jawaabay

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO