TOOS U DHAGEYSO:- Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf " Gabre ayaa iga Reebay Liiska Xubnaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya"

0

Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa isagoo wareysi siinayay warbaahinta waxa uu sheegay in xubnaha aqalka sare ka mid noqoshadooda uu u diiday Jeneraal Gabre.

Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa waxa uu sheegay in Jeneraal Gabre isagu ogolaanayo cida kamid noqonaysa Aqalka Sare.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO