TOP DHAGEYSO:- Baarlamaanka Galmudug oo War culus ka soo saaray Dagaalada ka socda Gaalkacyo

0

Baarlamaanka Galmudug ayaa Maanta ka Hadlay dagaalda ka Socda Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug Waxana uu Shacabka Galmudug uu ka Dalbaday in Dgaalka Shacabkii ku Barakacay loo Gargaaro Maadaama Xili Adag lagu jiro.

Gudoomiyaha Baarlmaanka ayaa Sidoo kale ka hadlay Fasaxyo la siiyay Baarlamaanka Galmudug iyo Arimo kale maadaama uu soo xirmay kalfadhigii 2aad.

HALKAAN KA DHAGEYSO