TOP DHAGEYSO:- Banaanbax looga soo horjeedo Xasan Sheekh iyo Galmudug oo ka dhacay Garoowe iyo Gudoomiyaha Nugaal oo Hadal xasaasi ah jeediyay

0

Bananan bax balaaaran oo looga soo horjeedo colaada magaalada Gaalkacyo iyo kaalinta ay dowladda federalka Soomaaliya ku leedahay ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaarowe ee caasimadda Puntland.

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Faraweyne oo ka hadlay banaanbaxaan ayaa sheegay dowladda Puntland iyo shacabkeedu inay diyaar u yihiin inay iska difaacaan cid walba oo duulaan ku ah jiritaanka Puntland iyo nabad helyada magaalada Gaalkacyo.

HALKAAN KA DHAGEYSO