TOP DHAGEYSO:- Dhalinyarada Goldogob oo Baaq u jeediyay Maamulada ku dagaalamaya Gaalkacyo

0

Ururada Dhallinyarada Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin colaada kusoo laalaabatay Magaalada Gaalkacyo ee caasimada Gobolka Mudug.

Dhallinyarada ayaa ku baaqay in dhinacyada Gaalkacyo ku dagaalamaya ay shacabka u turaan isla markaana ka shaqeeyaan nabad iyo midnimo, waxayna ku baaqeen dadkii ka barakacay colaada magaalada in loo istaago sidii loo soo celin lahaa.

Dhallinyaradu waxay baaq udireen dadka colaada loo adeegsanayo oo ah dhallinyarada waxayna ugu baaqeen inay hubka dhigaan oo aan dhibaatada loo adeegsan iyaga.

HALKAAN KA DHAGEYSO