TOP DHAGEYSO:- Odayaasha Puntland oo Mar kale eedeyn kulul u jeediyay Madaxda Dowlada Soomaaliya

0

Odayaasha Waqoyiga Gaalkcyo ee Puntland ayaa Qeylo dhaan Diray Kadib Dagaalo lagu Hoobtay oo Maanta iyo Usbuuciiyadii u Danbeeyay ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo .

Axmed aadan samtar oo ka mid ah Odayasha Majeerteen ee ku Sugan waqooyiga gaalkcyo ee Putland ayaa ku adkeysanaya Galmudug iyo Somaliya ayaa ku soo duushay.

Waxa uu Edeyn Kulul u Jeediyay Madaxda iyo Siyaasiyiinta Puntland ee Muqdisho ku sugan waxana uu kula Dardarmay in Muqdisho ay isaga soo baxaan sida uu Hadalka u Dhigay.

Arimo Ku Saabsan Dagaalkii Maanta Gaalkacyo ayuu ka Hadlay isagoona Sheegay in Holac iyo Xabad ay Galmudug kala kulmi Doona Puntland Hadii Dagaalka uu sii Socdo

HALKAAN KA DHAGEYSO