TOP DHAGEYSO:- Qoysaskii ka barakacay Dagaalada Gaalkacyo oo Gargaar la gaarsiiyay

0

Xilli qoysas fara badan ay ka barakaceen Dagaaladi ka Dhacay Galbeedka magaalda Gaalkacyo kuwaasi oo gaaray deegaano badan oo ka tirsan gobolka Mudug ayaa haddane masuuliyiinta Galmudug waxaa ay gar gaar raashiin ay gaarsiyeen qoysaskii ka cararaay colaada Gaalkacyo .

Raashiinkaani gar gaarka ah ayaa waxaa horay Galmudug ugu deeqay dowlada tukriga iyadoona laga qeybiyay ilaa dhower Meelood oo ay ku sugan yihiin Dadkii ka Barakacay Gaalkacyo.

Masuuliyiinta Dagmada Hobyo Kana Dagmada iyo xubnihii ka socday Golaha Wasiirada Galmudug ayaa si wada jira ah ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay caawiyaan qoysaska Danyarta ah ee ku dhaqan Deeganada Mudug.

HALKAAN KA DHAGEYSO