TOP DHAGEYSO:- Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka gobolka Nugaal oo Si Kulul kaga hadlay Colaada Gaalkacyo iyo ariimo qarsoon oo….

0

Qaar kamid ah siyaasiyiinta iyo waxgaradka gobolka Nugaal ayaa sikulul uga hadlay colaada magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, kadib markii ciidanka Puntland iyo Galmudug oo kaashanaya ku dowladda federalka ah ku dagaalamayeen dhowr todobaad.

Ex-xildhibaan Siciid Diiriye oo kamid ahaa mudanayaashii barlamaanka Puntland ee ka horeeyey kuwa hadda jira ayaa sikulul uga hadlay dagaalka magaalada Galkacyo ayaa sheegay in dowladda Puntland doorkeeda dagaalka Galkacyo uu cadyahay.

Siyaasi Siciid Diiriye ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Puntland inay dowladda garab u noqdaan dowladduna ay shacabka ku hagto wado ay isku difaacaan, islamarkaana ay qaado tallaabada kaga aadan dagaalka magaalada Galakcyo.

HALKAAN KA DHAGEYSO