TOP DHAGEYSO:- Wasiir ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo Musuqmaasuq lagu heysto

0

Ayaan Faarax Canshuur,waxaa ay ka mid tahay musharrixiinta xilka Baarlamaanka gaara ahaan aqalka  hoos ee Soomaaliya,waxaa ay ka cabaneysaa Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad oo ay sheegeyso in uu ugu faa’uideysanayo awoodda dowladda uu ku leeyahay.

Ayaan,waxaa ay sheegeysaa in iyaga oo 4 Musharrax ah  uu mahad u diiday in ay u tartamaan Kursiga islamarkaana uu doonayo in uu isaga ku soo laabto Kursiga  ay iyaga oo 4 ah doonayaan in ay isaga kula tartamaan.

Guddiga doorashada ayey sheegtay in ay ku jiraan dad isaga u ololeynaya sidoo kalena uu Odayaasha matalaya uu duufsaday islamarkaana ay diideen in ay la socdaan halka ay mareyso Ergada dooraneysa Kursigaas in ay u codeeyaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO