WAR DEG DEG AH:- C/kariin Xuseen Guuleed oo xilka ka qaaday Wasiir Muhiim ah

0

Warqad ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa xilkii looga xayuubiyay Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta dowlad goboleedka Galmudug Axmed Dubad Cali.

Axmed Dubad Cali ayaa lagu eedeeyay in uusan shaqadiisa u gudan sidii loogu tala galay.

Hoos ka Akhriso warqada:-

22222