WAR DEG DEG AH:- Qarax ka dhacay Muqdisho

0

Wararka inaga soo gaaraya Agagaarka Daljirka Daahsoon ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax khasaare geystay.

Qaraxan ayaa la sheegay in loo adeegsaday Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay, waxaana uu ku Qarxay Dalcada Daljirka Daahsoon.

Ciidanka Amaanka ayaa halkaasi gaaray weli lama khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.