TOOS U DHAGEYSO:- Nabadoon Maxamed Haaraa "Horjoogeyaasha Galmudug Sharci Ay Iyagu Sameysteen Ayay Doonayaan Inay Ku Qasbaan Beesha Sade". (Waxbadan Ogoow)

0

Waxgaradka Caabudwaaq ayaa Maamulka Galmudug ku eedeeyay Faragelinta soo xulidda Xubnaha Aqalka Hoose.

Nabadoon Maxamed Xuseen Jaamac “Haaraa” oo ka mid ah Ergada 51da ah ee soo xulaya Xildhibaanada aqalka Hoose ee Baarlaamaanka Dowladda Soo socota oo la hadlay Allgalgaduud Media ayaa Ku eedeeyay Galmudug in ay faragelin ku hayso Howshooda.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO