DHAGEYSO:- Xaalad adag oo laga soo sheegayo deegaano ka tirsan Gobolka Togdheer

0

Qaar ka mid ah deegaanada hoos yimaada Gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa laga soo sheegaya Xaalad adag.

Deeganada ka tirsan Gobolka Togdheer ayaa waxaa laga soo sheegaya iney ka jiraan abaaro bahsan.

Waxaa sidoo kale deegaanadaasi laga soo sheegaya ku yar yihiin adeegyada bulshada isla markaana ay dhibaateysan yihiin dalka ku nool.

Masuuliyiin ka tirsan Somaliland ayaa koomeer ku tagay deegaano ka tirsan Gobolka Togdheer.

Hoos ka Dhageyso Codka:-