Qaar kamid ah shacabka kunool magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar oo lahadlay warbaahinta ayaa walaac ka muujiyey dibudhac kuyimaada doorashada Soomaaliya ee sanadka 2016.
Waxa ay sheegeen in khilaafka u dhexeeya gudiga doorashada, gudiga xallinta khilaafaadka iyo musharixiinta maamulada qaar uu yahay qorshe dowladda jirta jagada kudheeraysanayso.
HALKAAN KA DHAGEYSO