TOOS U DHAGEYSO:- Warkii ugu cuslaa ee ku aadan Dagaalka Gaalkacyo oo Hadda Garoowe Looga Dhawaaqay

0

Gudoomiyaha xafiiskaasi xuquuqul Insaanka Puntland Maxamed Yuusuf Cali oo warbaaahinta maanta lahadlay ayaa sheegay in dagaalka kasocda magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ay kudhinteen dad shacab ah oo aan kamid ahayn dhinacyada dagaalamaya.

Gudoomiye Maxamed Yuusuf Cali, waxa uu sheegay inay baaritaan dheer ku samayn doonaan qaabka ay kudhinteen dadka shacabka ah, ee aan waxba galabsan iyo haddii ay jiraan dad loo diley si ulakac ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO