Kursigii koowaad ee Koonfur Galbeed ay ku yeelato Aqalka Hoose ee Soomaaliya , Waxaa ku guulaystay Maxamed Sheekh Cusmaan kadib markii uu 45 cod kaga guulaystay Craxmaan Sheekh Ibraahim uu helay 5 cod.
Natiijada waxaa ku dhawaaqay Guddiga Doorashada Heer Federaal , kadibna waxaa ku dhawaaqay Guddiga Doorashada dadban ee Heer Maamul goboleed ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed
Koonfur Galbeed ayaa noqotay maamul goboleedkii labaad ee ay ka dhacdo doorashada Aqalka Hoose .