DHAGEYSO:- Maamulka Ahlu Sunna oo sheegay Sababta ay u Xereen Radio Galgaduud ee ku taalla Guriceel

0

Ururka Ahlusunna ayaa ka hadlay sababta ay u xireen idaacadda Radiogalgaduud oo ka howlgaleysay degmooyinka Guriceel iyo sidoo kale Dhuusamareeb oo ay gacanta ku hayaan Ururka Ahlusunna ee gobolada Dhexe.

Afhayeenka Ururka Ahlusunna ayaa sheegay in idaacadda Radiogalgaduud ay jabisay heshiis ay horay ula gashay maamulka Ahlusunna.

Afhayeenka Ururka Ahlusunna ayaa sheegay in idaacadda ay siideysay warar ku saabsan Al-Shabaab oo ay horay u mamnuuceen.

Hoos ka Dhageyso Codka:-