Waxgarad, Siyaasiyiin iyo Odayaal ka soo jeeda deegaanada Galmudug ayaa ka soo horjeestay qaabka ay wax u wadan Guddiga doorashooyinka ee Galmudug.
Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta oo qaarkood la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Kursigooda la xusul duubay.
Waxa ay sheegeen in ay xuquuqdooda la xaqiray isla marlkaana dad gaar ah ay maamulayaan kursigooda.
Hoos ka Dhageyso Codka:-