Iyadoo dhawaan Magaalada Cadaado lagu xiray Wasiirka howlaha Guud ee Maamulka Galmudug Maxamed Maxamuud Guure ka dib markii lagu eedeeyay in ilaaladiisa ay rasaaseen xarunta ay kasocota doorashada Aqalka Hoose ayaa arintaasi waxaa guddi u saaray Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug , guddigaasi oo ka kooban , wasiiro , taliyeyaal ciidan.
Hoos ka Daawo Sawirada:-