Waxaa Shalay si rasmi ah loo kala qaaday Ciidankii isku horfadhiyay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan goobihii dagaalka uu ka socday.
Waxaa halkaasi gaaray oo Ciidanka kala qaaday Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid iyo Guddigii labadii dhinac ee Puntland iyo Galmudug ka kala socday.
Hoos ka Daawo Sawirada:-