Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “ Axmed Madoobe” oo Kulan qado Sharaf ah u sameeyay Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ka mid noqonaya.
Axmed Madoobe ayaa Xildhibaanada kula dardaarmay iney ka shaqeeyaan hormarinta deegaanada Jubbaland.
Waxa uu sidoo kale sheegay in ay mashaariicyo hormarineed ka sameeyaan deegaanada Jubbaland Xildhibaan kasta loogu baahan yahay inuu dadkiisa ka war hayo.
Hoos ka Dhageyso Codka:-