Mahad Cabdalle Cawad gudoomiye ku xigeenkii Baarlamaankii Waqtigiiso dhamaaday ayaa maanta ku guuleystay doorashada Aqalka Hoose ee beeshiisa oo maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho ka dib markii laga soo wareejiyay degaanada Maamulka Puntland.
Mahad Cabadalla Cawad ayaa waxaa la tartamaayay Xasan Maxamed Nuur oo helay 1 Cod
Mahad Cabdalla Cawad ayaa helay codadka Ergo gaaraysa 5o.
Waxaana uu xaqiijiyay in uu ku guuleystay doorashada Aqalka Hoose ee Beeshiisa.
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya Abuukaate Cumar Dhageey ayaa ku dhawaaqay Natiijada iyo Guusha Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad.
Hoos ka Dhageyso Codka:-