DHAGEYSO:- 6 Xildhibaan oo lagu doortay Doorashada ka socota Garoowe

0

Doorashada Aqalka Hoose oo Saaka dib uga bilaabatay Magaalada Garoowe ayaa ilaa iyo hadda waxaa la doortay 6 mudane oo  ka mid noqon doona baarlamaaka Cusub ee Soomaaliya kuwaa soo kala ah.

Maxamed  C/laahi Faarax oo helay 49 cod.

Daahir Maxamed Muuse oo helay 36 cod.

Cabdi rashiid Gaboobe oo helay 27 cod.

Sharmaake Gaarad Suleymaan  oo helay 50 cod.

Sacdiya Samatar oo heshay 49 cod.

Saadiq Warfaa oo helay 29 cod.

Hoos ka Dhageyso Codka:-