Aamino Cumar Jaamac oo Markale xildhibaanad noqotay

0

Xildhibaanad Aamino Cumar Jaamac oo ka mid aheyd xildhibaanadii Waqtigoodo dhamaaday ayaa markale Maanta ku guuleysatay doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi ee ka socota Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanad Aamino Cumar Jaamac ayaa waxaa la tartamaysay Faaisa Axmed Cumar.

Aamino Cumar Jaamac ayaa heshay Codad Gaaraya 51

Halka Faaisa Axmed Cumar ay heshay 0