AKHRISO:-Cabdi Barre Jibriil “Siyaad Barre 21 sano wuxuu dalka ka safray 35 jeer, Xasan Sheekhna 4 sano wuxuu safray 482 jeer..

0

Xildhibaankii hore ee baarlamaanka Federaalka Cbdi Bare Jibriil ayaa saxaafada soo gaarsiiyay warbixin kusaabsan safarrada dibadeed ee madaxdii hore ee Soomaaliya iyo kuwa maanta.

AKHRISO QORMADA

1.Maxamed Siyaad allaha u Naxariiste dalka wuxuu Xukumey 21 Sanno wuxuu dalka ka Baxay 35 jeer Asago ka qeybgalay Shirra Caalami ah iyo kuwo lagu Marti qaaday

2-Abdiqasin wuxuu Madaxweyne ahaa 4 Sanno Dalka wuxuu ka baxay 25 Bari.

3.Abullahi Yusuf alaaha u Naxariiste wuxuu Madaxeyne ahaa 3.5 Saddex Sanno iyo Bar wuxuu dalka ka baxay 19 jeer.

4.Sheikh shariif wuxuu Madaxweyna ahaa 4 Sannno wuxuu dalka ka baxay 285.

5-Xasan Sheikh wuxuu Madaxweyne ahaa 4 Sanno Dalka wuxuu ka Baxay 482 Jeer.

6.Raisalwasare Galayr wuxuu Dalka ka baxay 19 jeer, (Xasan Abshiir Farax wuxuu Dalka Baxay 3 Jeer

7.Maxamed Abdi Yusuf 1 Hal Safar oo kaliya.

9.Nuur Cadde 15 Jeer.

10,CCC,wuxuu dalka ka baxay 35 jer waa xiligii 209.

11.Farmaajo wuxuu dalka ka baxay 16 jeer.

12.Gaas wuxuu dalka Baxay Markuu Raisal wasaaraha ahaa 28 Jeer.

13.Saacid wuxuu Dalka ka baxay 3 oo kaliya.

14. Abdiwali Sheokh Axmed Yuulka wuxuu dalka ka baxay 9 Jeer.

15.CCC wuxuu Hadda Marayaa 195 Jeer.

1 MAAMUL GOBOLEEDYADA.

1,Axmed Madoobe 22 Jeer

2.Sharif Xasan wuxuu Marayaa 19 jeer

3.Abdikarin Guuled wuxuu Marayaa 14 Jeer

4.Coosoble 1

5,Ninka Iskoorka Jabiyey Waa C/weli Gaas wuxuu Marayaa Saddexddii Sanno uu joogey 253 Safar Marka bal qiyaasa dadkaas dhaqaalaha Micnidarada ah oo ku baxay iyo Nin 21 dalka Xuukumay oo safray 35 jeer oo kaliya waad mahadsan tihiin.

Waxaa Diyaariyay; Ex Xildhibaan Abdibare Jabriil