DAAWO:- Maxaadan ogeyn oo Xalay ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Koofur Galbeed Soomaaliya?..

0

Xaflad lagu soo sagootinaayay Xildhibaanada Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee dhawaan lagu doortay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa Xalay lagu qabtay magaaladaasi.

 

Xaflada oo ka dhacday Xarunta madaxtooyada Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin tirsan maamulka Koonfur Galbeed iyo qaar ka mid ah Bulshada rayidka iyo Xildhibaanada la doortay ee labada Aqal.

 

Maamulka Koonfur galbeed ayaa noqday maamulkii Labaad ee soo dhameystiraya xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka soo socda.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

11 22 33 44 555 666