DHAGEYSO:- Cumar C/rashiid oo ka hadlay Abaaraha ka jira deegaanada Puntland iyo doorashooyinka ka socda Soomaaliya

0

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka hadlay doorashooyinka ka socda Dalka.

Waxa uu sidoo kale ka hadlay doorashooyinka Xubnaha Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare ee beelaha gobolada Waqooyi.

Waxa uu sidoo kale ka hadlay abaaraha ka jira deegaanada Puntlad iyo sida wax loogu qaban karo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-