DHAGEYSO:- Dad ku geeriyooday kaawo ku soo duntay Degmada Kaaraan ee Muqdisho

0

Ugu yaraan 1 qof ayaa ku dhintay 6 kalana waa ay ku hoos jiraan weli Kaawo ku soo duntay saaka duleedka degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Dadka wax ku noqday Kaawada duntay ayaa ah Garab raratada ka xamaasha qodista Kaawada.

Waxaa haatan soconaya dadaallo lagu samata bixinayo Dhibanayaasha ku hoos jira kaawadaasi duntay saaka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-