DHAGEYSO:- Eedeyn loo jeediyay Guddiga doorashada Galmudug

0

Waxaa sii kordhaya Eedeymaha loo jeedinayo Gudiga doorashooyinka heer Federaal iyo heer dowlad goboleed.

Kulan ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen qaar ka mid ah Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Absuge oo ka mid ah Beelaha dega gobolada Dhexe ee Dalka.

Waxa ay Kulankooda ka sheegeen in aysan taageersaneyn howsha ay wadaan Guddiga doorashada dowlad goboleedka Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka:-