DHAGEYSO:- Farxaan Xidig “ Doorashada Maanta ka dhacday Muqdisho ma ahan Mid Cadaalad ah, Waa la ii Hanjabay Askar aya la igu dalbaday”..

0

Axmed Cabdi Faahiye oo ay dadka Soomaaliyeed u yaqaanaa Farxaan Xidig ayaa sheegay in doorashadii Maanta ka dhacday Muqdisho aysan ahayn mid Cadaalad ah.

Waxa uu sheegay in Musharaxii la tartamaayay uu qortay inta badan Ergadii Xildhibaanada dooraneysay gacantana uu u geliyay lacago badan sida uu sheegay.

Waxa uu sheegay in ay u Hanjabeen Ciidamo iyo Saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya isla markaana awood loo sheegtay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-