DHAGEYSO:- Go’aano adag oo la dul dhigay Warbaahinta ka howlgasha deegaanada Somaliland

0

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa ka Mamnuucay TV-ga Qaranka ee Somaliland iyo Radio Hargeysa in laga sii daayo Xayaysiisyo ku saabsan dhaqaatiirta ka howlgasha deegaanada Somaliland.

Sidoo kale Xayaysiiskaasi waxaa laga mamnuucay in sidoo kale laga sii daayo TV-yada gaarka loo leeyahay ee ka howlgala deegaanada Somaliland iyo inan lagu daabici Karin Jaraa’idyada.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland iyo Wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa si wadajir ah Warbaahinta ula hadlay, Waxaana ugu horeyn Warbaahinta la hadlay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saxardiid.

Hoos ka Dhageyso Codka:-