DHAGEYSO:- Guddiga Doorashooyinka oo diiday Doorashadii uu kusoo baxay Wasiir Nuux

0

War Saxaafadeed kasoo baxay Guddiga doorashooyinka dalka ayaa lagu sheegay in aysan sharci aheyn doorashadii uu shalay kusoo baxay Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Nuux ee ka dhacday Jowhar.

Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay  in Wasiir Nuux horay looga reebay tartanka doorashada ka dib markii lagu helay in uu ku lug lahaa Shaqaaqadii ka dhacday xarunta doorashada ee Magaalada Jowhar.

Hoos ka Akhriso Warqada ka soo baxday Guddiga, Kana Dhageyso Codka:-

guuu