DHAGEYSO:- Guddiga Gumadka Abaaraha Puntland oo ka warbixiyay abaaraha ka jira deegaanada Puntland

0

Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland ayaa ka warbixiyay howlaha Samata bixinta oo ay ka wadaan deegaanada Puntland.

Guddiga waxa ay sidoo kale ka warbixiyay deeq gargaar oo ay gaarsiiyeen dhawaan deegaano ka tirsan Puntland.

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug Maxamed Jaamac Yuusuf Tigeey kana mid ah Guddiga Gurmadka Abaarha Puntland ayaa ka warbixiyay howsha ay wadaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-