DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay Arrimo Xasaasi ah

0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka yaabiyay qaar ka mid ah Wasiirada Arrimaha Gudaha ee Maamul goboleedyada Dalka.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay la yaabeen Wasiiradaasi mid ka mid ah Hoteelada Muqdisho oo si la yaab leh loo dhisay kaasoo Faanta Maroodiga lagu wareejiyay iyo Nalal waa weyn.

Waxa uu sheegay in ay la yaabeen hormarka sida dhaqsiyaha badan ugu socda Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso Codka:-