DHAGEYSO:- Maareeyaha Cusub ee Wakaalada Biyaha Hargeysa oo Xilkiisa si Rasmi ah ula Wareegay

0

Maareeyaha Cusub ee Wakaalada Biyaha Magaalada Hargeysa Maxamed Cali Axmed ayaa ka hadlay waxyaabaha uu doonayo inuu qabto maadaama Xilka uu si rasmi ah ula Wareegay.

Waxa uu sidoo kale Hay’addaha Caalamiga ah ka dalbaday in lala shaqeeyo, sidoo kalena lagu taageero isbadalka uu doonayo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-