DHAGEYSO:- Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Masuq Maasuq la sheegay inuu ka dhex jiro Hay’adaha Maamulkiisa

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay Masuq maasuqa la sheegay inuu ka dhex jiraa Hay’adaha Maamulkiisa.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in Masuq Maasuq lagu helo Hay’addaha ka shaqeeyaa deegaanada Puntland kuwa gaarka iyo kuwa isaga Mamulkiisa hoos yimaada.

Waxa uu tilmaamay in Maamulkiisa uu ku dadaalayo sidii loola Xisaabtami lahaa Hay’addaha isla markaana Shacabka si sax ah loogu adeegi lahaa.

Hoos ka Dhageyso Codka:-