DHAGEYSO:- Siyaasiyiin iyo Waxgarad ka soo horjeestay go’aan ka soo baxay Guddiga doorashada Puntland

0

Siyaasiyiin, Waxgarad, Odayaal iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo Kulan ku yeeshay Garoowe ayaa ka soo horjeestay in Kursiga ay ku lahaayeen Aqalka Hoose in loo qoondeeyo Haween.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in aysan aqbali doonin arrimaha ay wadaan Guddiga doorashada Puntland isla markaana aysan aqbali doonin in la iska horkeeno beelaha Puntland.

Waxa ay sheegeen in Wixii Qoondo ah ay horay u bixiyeen isla markaana aysan hada aqbali doonin mar kale lagu qasbo Kursi Haween kale.

Hoos ka Dhageyso Codka:-