DHAGEYSO WAREYSI:- C/weli Ibraahim Garyare oo banaanka soo dhigay Sirta ka dambeysa in Kursigiisa uu Nin kale ku tartamo, Isagoo welibo heysta Shahaadada Musharaxnimada

0

C/weli Ibraahim Garyare oo ahaa Musharax xildhibaan aqalka hoose ee Galmudug ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta ku sheegay in doorasho maanta ka dhacday Cadaado ay aheyd mid cadaalad daro ah islamarkaana kursiga beeshiisa maanta la siiyay beel kale.

Waxa uu tilmaamay in arintaas ay ka dambeyaan Madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa kuwaas oo uu sheegay in ay dana gaar ah ka lee yihiin.

Waxa uu faah faahin ka bixiyay howlaha ka socda Cadaado iyo Masuq Maasuqa bahsan ee ka jira Cadaado.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-