DHAGEYSO:- Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka hadlay Gooni isku taaga Somaliland, Fariina u diray Madaxweynaha Somaliland

0

Wasiirkii hore ee Wasaarada Arrimha Dibadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle Ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Qurbaha.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Qaxootiga Soomaalida ay dhibaatooyin kala duwan Qurbaha ku heystaan.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in dadkaasi lagu soo celiyo Dalkooda Hooyo oo aan muran la gelin soo celintooda.

Waxa uu sidoo kale ka hadlay sidii loo mideyn lahaa Shacabka Soomaaliyeed isla markaana uu ka shaqeynayo sidii Somaliland loo soo celin lahaa.

Hoos ka Dhageyso Codka:-