Fanaanka Farxaan Xidig oo looga guuleystay doorashada ka socota Muqdisho

0

Fanaanka Caanka ah ee Farxaan Xidig ayaa looga guuleystay doorashada Aqalka Hoose ee gobolada Waqooyi ee ka socota Magaalada Muqdisho.

Farxaan Xidig ayaa waxaa ka guuleystay Cilmi Maxamuud Nuur oo ka mid ahaa xildhibaanada Waqtigoodo dhamaaday.

Cilmi Maxamuud Nuur  ayaa Helay 45 cod ,

Halka Farxaan Xidigna uu helay 6.