TOOS U DHAGEYSO:- Cabdullaahi Faarax Bile oo kamid ah Xubnaha Guddiga Nabadaynta Caabudwaaq Oo Ka Warbixiyay Xaalada Magaalada Caabudwaaq.

0

Cabdullaahi Faarax Bile oo kamid ah Xubnaha Guddiga Nabadaynta magaalada Caabudwaaq ayaa isagoo wareysi gara ah siinayay Warbaahinta Allgalgaduud Media waxa uu ka warbixiyay xaalada magaalada Caabudwaaq iyo halka ay marayaan hawlaha dib u heshiisiinta dadka wada daga magaaladaasi.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya