TOOS U DHAGEYSO:- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimadka Galmudug Cali Daahir Ciid Oo Iscasilay.

0

Wararka aynu ka heleyno Magaalada cadaado ee Xarunta KMG maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayan in Wasiir ka tirsan Maamulka Galmudug uu manta is casilay.

Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimadka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Warqadiisa Istiqaalada aheyd Waxa uu Maanta u gudbiyay Madaxda Mamulka Galmudug.

Ilaa iyo Hada Ma cada Sababta uu Wasiirka isku Casilay Balse Is casilaada Wasiirka iyo Sababta ka dambeysay Wararkeena Dambe ayaad goordhaw ku maqli doontaan insha allah.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO