DHAGEYSO WAREYSI:- Khasaaraha ka dhashay Qaraxii ka dhacay Duleedka Muqdisho oo sii kordhaya

0

Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhimatay 6 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib Qarax xoogan oo maanta ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo loo adeegsaday Gaari nuuca Homey-da loo yaqaanno ayaa waxa uu ka dhacay  Bar Kontarool oo ku taalla duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaa deegaanka Siinka dheer.

Cabdiraxmaan Garyare Guddoomiyaha deegaanka Garasbaaleey oo ka mid ahaa dadkii ugu horreeyay ee meesha wax ka dhaceen tagay ayaa sheegay in Qaraxaasi la fashilayay islamakaan ay tiro dad ah ku dhaawacmeen.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-