WAR DEG DEG AH:- Qarax Xoogan oo ka dhacay Muqdisho

0

Wararka naga soo gaaraya Nawaaxiga dekeda weyne ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Qarax xoogan oo inta badan laga maqlay Xaafadaha Magaalada Muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen Qaar ka mid ah dadka ku dhow dekeda magaalada Muqdisho, Qaraxa waxaa uu ka dhacay Wadada Hormarta dekeda Muqdisho.

Wararka Qaar ayaa sheegaya in Qaraxa uu ahaa mid loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa.