AKHRISO:- Yaa ku soo baxay Doorashada Golaha Shacabka ee ka socota Muqdisho ?

0

Doorashada golaha Shacabka ee xubnaha ka imaanaya beelaha Banaadiriga oo ka socota Muqdisho, ayaa waxaa kusoo baxday Biibi khaliif Maxamed oo heshay 47 cod.

Biibi Khaliif Maxamed ayaa ka guulaysatay Qamar Islow Nuur.

Doorashada Aqalka Hoose ayaa waxaa ka dhiman hal kursi.

Doorashada Aqalka Hoose ee Beelaha Banaadiga ayaa maanta lasoo gabagabeyn doonaa.