C/kaafi oo hoggaaminaya wareegga 2-aad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka 2-aad

0

Doorashada Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee dalka, ayaa ka socota Magaalada Muqdisho, waxaana codadka hoggaaminaya C/kaafi Macalin Xasan.

Wareegii Labaad ee Doorashada ayaa hada loo gudbay, iyadoo Codadka uu hoggaaminaayo C/kaafi Macalin Xasan oo haysta codad gaaraya 14 cod.

Wareega Labaad waxaa u gudbay C/kaafi Macalin Xasan 14 cod, Fartuun C/lqaadir Faarax 12 cod, Mowliid Xuseen Guuleed 10 cod iyo Hodan Maxamuud Cusmaan 8 cod.