C/kariin Xuseen Guuleed oo Xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud

0

C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynaha Galmudug ayaa Maxamed Cali Cilmi u magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Galgaduud.

Xuseen Cali Wehliye ayaa horey u ahaa Guddoomiyahii Gobolka Galgaduud.

Hoos ka Akhriso Warqada:-