DAAWO FALANQEYN XASAASI AH:- Xaalka Galmudug, Xilka ka qaadistii Guuleed, Qorshaha Xildhibaanada iyo Arimo kale oo Xasaasi ah

0

Tan iyo Markii barlmaanka galmudug ay Shaaca ka qaden in Xika ay ka Qaadeen Madaxweynaha Galmudug Mudane Cabdi Kariin Xuseen Gulled aya Waxaa TVyada ku Haldla Afka Somalida wax ay Samaynayeen Barnaamijyo iyo Doodo Gaar ah oo looga Hadayay Xil ka qaadista Barlmaanka galmudug ay Madaxweynaha ku shegen in ay Xilka uga Qadeen iyo Qilaafka Galmudug ka soo Shaac bacay.

TVga Somali Cable aya Smaeeyay Barnaamij Gaar ah oo ay ku Casumeen Qaar ka Mida Siyaaasiyiinta ugu Cansan Deganada Galmudug oo uu ka Mid yahay Siyaasiga Ahmed Shire Falagle oo Xil Wasiir horay uga Soo Qabtay Dowlada Galmudug Waxana uu ka Mid ahaa Shaqsiyaadka Sida wayn siyaasada uga Dhax Muuqday Tan iyo Markii Maamulkii Hore ee ex Galmdug la aas aasay waxana xilalal kala duwan uu ka soo qabtay Dowlad gobaleedyadii galmudug ee Xilka isaga kala danbeeyay.

HALKAAN KA DHAGEYSO