DAAWO KHUDBAD:- Madaxweyne Gaas oo ka warbixiyay Waxqabadkiisii Sanadkii tagay

0

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa khudbad ku saabsan waxqabadkiisii sanadkii tagey ee 2016 ka jeedinaya xarunta Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Boosaaso.

Sidii Caadada ahayd Khudbaddaan ayaa ahayd inuu Madaxwaynuhu jeediyo 8 Janaayo 2017 oo ku beegnayd sanadguuradiisii 3-aad ee markii loo doortay Madaxwaynaha Puntland, sidoo kale waxaa baaqatay Xafladdii loo bartay in sanad walba 8-da Janaayo ay qabsadaan Madaxwayneyaasha Puntland, Waxaana loo sababeeyay Abaaraha ka jira Deegaanada Puntland

HALKAAN KA DAAWO