DAAWO:- Sawiro laga helay Al-Shabaab oo si Xun u dilaya Askari u dhashay Uganda

0

Al-Shabaab ayaa toogtay Askari u dhashay dalka Uganda oo ay gacanta ku hayeen, waxaana Askarigaasi lagu qabtay dagaal Al-Shabaab  iyo AMISOM dhexmaray Bishii September ee Sanadkii  2015 tii.

Sida ay daabacayaan Warbaahinta Caalamka Al-Shabaab ayaa Muuqaal ka soo duubay Askarigaasi ka hor inta aysan dilin.

Askarigaasi ayaa sheegay in ay dayacday dowladda Uganda ,islamarkaana muddo ka badan Hal sano uu gacanta u jiray Xarakada Al-Shabaab.

Hoos ka Daawo Sawirada:-